Puntland oo War ka soo saartay Weerarada ka dhanka ah Burcad badeednimada.

Jimco , 21 August 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan dadaallada lagu ciribtirayo burcad-badeednimada ka soo cusboonaatay xeebaha Puntland, iyadoo tilmaantay in xog ay heshay ay muujinayso in burcaddu ay ka baxsan yihiin Puntland, isla markaana howlgalka ka dhanka ah lagu dhiganayo masaalix siyaasadeed iyo dhaqaale.

Warsaxaafadeedka ayey si adag Maamulka Puntland ugu baaqday dowladaha leh maraakiibta dagaalka ee duqeymaha ka geystay deegaanka Garmaal 18-ka iyo 20-ka Agoosto 2026 in la beegsado dadka lagu sheegay inay rayid yihiin iyo hantidooda, isla markaana jawaab degdeg ah laga bixiyo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...