Puntland oo Qardho caawa ku xirtay Caaqil Maxamed Salaad oo ka mid ahaa odayaal maalmo ka hor faras ku maamuusey Madaxweyne Xasan Shiikh.

Isniin June 8, 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa magaalada Qardho caawa ku xirtay Caaqil Maxamed Salaad oo ka mid ahaa odayaal maalmo ka hor faras ku maamuusey Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxtooyada ayaa ka cadhootay maamuuska Xasan Shiikh oo ay diidan tahay xil hayntiisa, balse waxa lays weydiinayaa Madaxtooyadu goorma ayey tallaabi ka qaadi ciidamada DFS ee gudha Ppuntland jooga, si la mid ah caaqilka?

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiir Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

isniin  21 Sep 2026 {HMC}  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...