Puntland ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi.

Khamiis 18, June 2026 {HMC}  Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi.

Go’aanka maamulka ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay Dowladda Federaalka waday dhaqdhaqaaqyo dib loogu howlgalinayo ciidanka xoogga ee hore ugu sugnaa Puntland.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...