PSF oo Bandow ku soo rogay Magaalada Boosaaso.

Arbaco 5 August 2026 {HMC} Hay’adda PSF ayaa ku dhawaaqday bandow habeenkii ah oo caawa ka bilaabanaya magaalada Boosaaso, iyadoo aan la shaacin waqtiga uu soo afjarmi doono.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka PSF, muddada bandowga waxaa la adkeyn doonaa baaritaannada amniga, waxaana ciidamada la filayaa inay sameeyaan hawlgallo iyo baaritaanno ballaaran.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...