Odayaal Dhaqan oo ku go’doonsan Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Xasan Cali Kheyrre.

Khamiis 4,June 2026 {HMC} Odayaal Dhaqan oo Waan-waan u tagay Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa muddo saacado ah ku go’doonsan goobtaasi.

Guriga oo ku yaalladegmada Howlwadaag ee Gobolka Banaasir ayaa waxaa ka mid ah Xubnaha ku Go’doonsan Imaamka Mudulood Imaad Daahir,Ugaaska Mudulood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Odayaal kale.

Sidoo kale waxaa goobta horay u joogay Ugaaska beesha Murusade,Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisulwasaare hore Xasan Cali Kheyrre iyo xubno kale oo horay ugu sugnaa Guriga.

Maadaama uu dagaal dhawr mar dhacay uu ku qabsaday Odayaashan halkaas ayaa la xaqiijiyey inay u suurogali la’dahay inay ka baxaan goobta maadaama rasaas dhacayso ciidankiina ay is hor-fadhiyaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Gawaaridii ugu Horeysay oo maanta iskaga kala gooshay Hargeysa iyo Laascaanood Tan iyo markii uu Dagaal ka dhax qarxan Somaliland iyo Waqooyi bari.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Markii ugu horraysay tan iyo markii uu dhacay dagaalkii Laascaanood ayaa Gawaari Xamuul ah oo ganacsi u kala gudubtay...