Netanyahu oo Bilaabay Qorshe Cadaadid Lagu saaraayo Trump si uu uga baxo Heshiiska Iiraan.

Khamiis 18, June 2026 {HMC} Hadda waxaa soo baxay Netanyahu inuu billaabay qorshe dagaal gudaha Mareykanka ah oo ka kooban cadaadis la saarayo Trump , si loo burburiyo heshiiska uu Trump la gaaray Iiraan.

Haddii aad akhrisay fallanqeyntii aan horey u baahiyay , waxaad aragtay illaa heer uu Netanyahu doonayo inuu fashiliyo is afgaradka Mareykanka iyo Iiraan, si dib dagaalka loogu laabto.

Waxyaabaha uu hadda sameynayo Netanyahu waxaa ka mid ah warbaahinta garabka midig ee Mareykanka inay baahiyaan cododka ka soo horjeeda heshiiska, isla markaana senatorro saaxiib dhow la ah Israa’iil ay jeediyaan hadallo lagu dhaleeceynayo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...