MW Xasan Shiikh oo la filayo inuu maanta gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Qamiis, 11 June 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa maanta inuu gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Bulshada Deegaannada Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo sida qorshaha yahay 20 bishaan June ay ka dhaceyso Doorshada Goleyaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada.

Sidoo kale, Madaxweynaha u kuuragalida xaaladda deegaanka, isagoo xarriga ka jari doona Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay magaalada Jowhar.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in dhaqaalo la siiyo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgalladii ICE.

Axad 20 Sep 2026 {HMC} lhaan Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Wadanka Maraykanka ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu...