MW Xasan Sheekh oo rajo wanaagsan ka muujiyay in Hoggaamiye Aadan Madoobe uu waxqabad wanaagsan u horseedo KGS

     Axad ‘  21 ;June 2026 {HMC}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe ka rajeeyay in uu waxqabad wanaagsan u qabto Shacabka maamulkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in muddadii uu Guddoomiyaha u ahaa Baarlamaanka uu Aadan Madoobe wax badan qabtay isla markaana shuruuc badan la meelmariyay.

Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay garab taagay Maamulka Koofur Galbeed si lamid ah Dowlad Goboleedyada kale ee Dalka.

 

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...