MW FIFI ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray kiiska Garsoore Cumar Cartan.

Qamiis, 11 June 2026 {HMC}xaaladda garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan, isagoo sheegay in waxa ku dhacay garsoorahaasi ay tahay arrin laga xumaado, balse FIFA aysan awood u lahayn inay faragelin ku sameyso go’aannada dowladaha ama hay’adaha amniga.

 

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id, Infantino wuxuu sheegay in FIFA mar walba ku dadaasho xalinta dhibaatooyinka noocan oo kale ah, islamarkaana ay wadahadallo iyo dadaallo diblomaasiyadeed ku raadinayso xalal suurtagal ah.

 

“Waa arrin nasiib darro ah waxa ku dhacay Cumar, garsooraha ka soo jeeda Soomaaliya. Waxaan isku daynaa inaan xalino xaaladaha noocan ah, waan ka hadli doonnaa, waan la xiriiri doonnaa dhinacyada ay khusayso, waxaana eegi doonnaa waxa suuragalka ah,” ayuu yiri.

 

Madaxweynaha FIFA ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay in mararka qaar qeylo-dhaan degdeg ah aysan sahlin xal helidda mushkiladaha, isagoo xusay in ururkiisu uu mar walba ka shaqeeyo sidii xalal loo heli lahaa.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...