Muxuu yahay Halka qodob oo ay ku heshiiyeen Dowladda Soomaaliya iyo Xubnaha mucaaradka.?

Khamiis, 11 June 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya iyo Xubnaha mucaaradka ayaa ku heshiiyay in xiisada Muqdisho ka taagneyd la qaboojo kadib kulamo saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sida aan xog ku helnay qaar ka mid ah xubnaha musharaxiinta ee Mucaaradka Madaxweyne hore Sheekh Shariif Cabdiraxmaan Cabdishakuur Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo ayaa kulamo la yeeshay maanta galinkii danbe Taliyaha NISA iyagoo ka wada hadlay arrimaha ammaanka in la dajiyo xiisada iyo inay wada hadlaan mucaaradka iyo dowladda

Ilo ku dhow dhow labada dhinac ayaa noo xaqiijiyay in haatan leysku fahmay in xaalada la qaboojiyo dowladda iyo mucaaradkana ah wada hadlaan

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...