Meydka muwaadin Soomaali ah oo laga helay magalada port elizabeth ee Dalka Koofur Africa.

Sabti 1 Agoosto  2026 {HMC} Meydka muwaadin Soomaali ah ayaa saakay aroortii laga helay Xaafadda Korsten magalada port elizabeth ee Wadanka Koofur Africa

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Ciise Abdulahi oo ku magac dheeraa Ugaaska ayaa xalay Saqdii dhexe lagu dilay bartamaha Xaafadda Korsten ee magalada Port elizabeth ee Gobalka Eastern Cape Ee Dalka Koonfur Afrika.

Xubno kamid ah Jaaliyadda ayaq xaqiijiyay geerida muwaadinka Soomaaliyeed ee la dilay xalay Saqdii dhexe waxaana ay sheegeen in Haatan Booliska Koonfur Afrika ee magalada Gqeberha ay baarayaan dhacdada dilka ah

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Yemen oo sheegtey in Soomaali ay ka barbar dagaallamayso kooxda Xuutiyiinta.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Dowladda Yemen ayaa sheegtey in Soomaali ka barbar dagaallamayso oo ku jirto kooxda Xuutiyiinta, sida ay qortay jariiradda TheNational...