Maxkamad ku taal Mareykanka oo 10 sano oo xarig ah ku xukuntay Mohamed Aden Hared kadib Markii..

Sabti 30, May 2026 {HMC} Maxkamad ku taalo Dalka Mareykanka ayaa 10 sano oo xarig ah ku xukuntay Mohamed Aden Hared kadib markii lagu helay dambiga ah in uu dilay saxiibkiis oo lagu magacaabi jiray Ahmed Ibraahim Cariif sanadkii 2024.

Mohamed iyo Ahmed ayaa ahaa saxiibo ka wada shaqeeya xarunta Amazon ee ku taalla magaalada Lakeville ee gobalkan Minnesota ee Dalka Mareykanka.

Labadan wiil ayaa la sheegay in uu dagaal dhexmaray kadib uu Mohamed lasoo baxay bastoolad kadibna uu toogtay saxiibkiis Caarif.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...