Mas’uuliyiinta Niger oo soo bandhigay hub iyo qalab ciidan oo tiro badan, kuwaas oo laga qabsaday askartii ku lug lahayd Afgambigii dhicisoobay.

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiinta Dowladda Niger ayaa soo bandhigay hub iyo qalab ciidan oo tiro badan, kuwaas oo laga qabsaday askartii ku lug lahayd Afgambigii dhicisoobay.

Mas’uuliyiinta Niger ayaa soo bandhigay hub iyo qalab ciidan oo tiro badan, kuwaas oo laga qabsaday askartii ku lug lahayd kacdoonkii dhicisoobay ee toddobaadkii hore.

Rabshadaha ayaa dalka gilgilay, iyadoo iska horimaadyo dhimasho sababay ay dhexmareen askartii kacdoonka samaysay iyo ciidamadii daacadda u ahaa dowladda, gaar ahaan saldhig weyn oo ciidan iyo agagaarka madaxtooyada magaalada Niamey. Dowladda ayaa markii dambe sheegtay inay xaaladda gacanta ku dhigtay.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...