Mareykanka oo Sacuudiga u ogolaaday in uu ka iibiyo diyaaraddiisa dagaal ee F-35.

Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Mareykanka ayaa oggolaaday in uu diyaaraddiisa dagaal ee casriga ah F-35 ka iibiyo Boqortooyada Sucuudi Careebiya, iyada oo noqoneysa dalka labaad ee heleuya Bariga-dhexe ka dib Israa||, sida ay werisey wakaaladda Reuters oo intaasi ku dartay in uu ka bixinayo adduun dhan $24.3 bilyan.

Sucuudi-ga, waxaa laga iibinayaa 48 xabbo oo ah diyaaradaha dagaalka ee dhuunta & qalabkooda tiknoolajiyeed, isaga oo heleya xilli uu wajahayo Xuutiyiinta Yemen.

Turkiga & Imqaraadka Carabta ayaa iyana sannado doonaya iibsiga diyaaraddan, waxa se Mareykanku dalal badan ugu diidan yahay si aan maclumaadkeedu u gaadhin Shiinaha, sida laga soo xigtey sirdoonka Aqalka-cad.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...