Mareykanka oo maanta shaaciyay inuu la kulmay weerarro dhinaca internet-ka ah.

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Mareykanka ayaa maanta shaaciyay inuu la kulmay weerarro dhinaca internet-ka oo Shiinaha uu ku qaaday hay’ado xasaasi ah oo ay ka mid yihiin wasaaradda caddaaladda, hay’adda hawada sare ee NASA, Bankiga Dhexe ee Maraykanka, Aqalka Senate-ka iyo hay’ado kale oo dawladeed, sida ay werisey Reuters.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in weerarradan ay saameeyeen kaabayaal muhiim ah iyo shabakado xasaasi ah.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...