Mareykanka oo duqeymo ka geysteen Dalka Iiraan.

Arbaco, Luulyo 8, 2026 {HMC} Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeymo ka geysteen Iiraan iyadoo qaraxyo laga soo sheegay dhowr goobood oo ku yaal koonfurta waddanka.

Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay in duqeymaha ay billowdeen Talaadadii, ayna socdaan “si looga jawaabo weerarrada Iiraan ee lagu qaaday saddex markab ganacsi oo marayay marin biyoodka Hormuz”.

Warbaahinta Iiraan ayaa soo warisay qaraxyo ka dhacay magaalada dekedda koonfureed ee Sirik, iyo sidoo kale Jasiiradda Qeshm iyo Bandar Abbas.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

RW Xamsa oo amar ku bixiyay in hubka laga xakameeyo waddooyinka Muqdisho.

Axad, 13, Sep 2026 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa faray laamaha amniga inay adkeeyaan xakamaynta hubka lagu dhex qaato magaalada Muqdisho,...