Mareykanka oo 45 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee MQ-9 Reaper, ku waayay Dagaalka Iiraan.

Khamiis 13 Aougs 2025 {HMC}Wargeyska Washington Post ayaa maanta ku warramay in ciidamada Mareykanku ay dagaalka Iiraan ku waayeen ugu yaraan 45 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee MQ-9 Reaper, taas oo u dhiganta qiyaastii 25% tiradii ay haysteen ka hor dagaalka.

MQ-9 Reaper waxaa loo adeegsadaa sahan, kormeer iyo weerarro bartilmaameed ah. Mid kasta oo ka mid ah waxay ku kacaysaa qiyaastii $30 milyan ilaa $50 milyan, iyadoo khasaaraha guud ee 45 diyaaradood lagu qiyaasay inuu ka badan yahay $1.3 bilyan

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo...