Mareykanka iyo Iiraan oo hab digital ama elektaroonik ku saxiixay heshiiska is-afgaradka ahaa ee lagu joojinaayay dagaalka.

Khamiis 18, June 2026 {HMC} Mareykanka iyo Iiraan ayaa si wadajir ah hab digital ama elektaroonik ah u saxiixay heshiiska is-afgaradka ah ee lagu joojinayo dagaalka, sida uu waxyar ka hor xaqiijiyay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda, Esmaeil Baghaei.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan Esmaeil Baghaei ayaa xaqiijiyay in ‘heshiiska nabadeed’ ee lala galay Mareykanka ay labada dhinac si elektaroonik ah u saxiixeen, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...