Madaxweynihii hore Soomaaliya oo Cambaareeyay dhacdadii Dadka shacabka lagu laayay ee ka dhacday magaalada Ari-cadeeye.

Talaado June 2026 {HMC} Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii shacabka lagu laayay ee ka dhacday magaalada Aricadeeye ee gobolka Sool.

Hoos ka eeg war saxaafadeed ka soo baxay Madaxweyne hore Shiikh Shariif.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...