Madaxweyne Qoorqoor oo si toosa ugu dhawaaqay in uu ka haray tartanka Madaxtinimada Galmudug.

Khamiis 25, June2026{HMC} Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Qoor-Qoor ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga haray tartanka doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug.

Axmed Qoor-Qoor ayaa tilmaamay inuu wareejinayo Galmudug mideysan oo caafimaad qabta islamarkaana uu xilka sii heynayo inta laga helaayo hogaan cusub.

R/wasaare Xamse iyo Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb iyagoo ku qanciyay Axmed Qoor-Qoor inuu isaga haro tartanka doorashada Galmudug.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...