Madaxweyne ku-xigeenka Argentina, oo Ingiriiska ku tilmaamtay burcad dhul boob ah.

Arbaco 15 July 2026 {HMC} Madaxweyne ku-xigeenka Argentina, Victoria Villarruel ayaa Ingiriiska ku tilmaamtay burcad dhul boob ah iyo kuwa xoog ku haysta dhul aysan lahayn , iyadoo ka hadlaysa jasiiradda Falkland oo ku taal badda Atlantic oo Ingiriisku maamulo, taasoo ay sheegato Argentina.

Waxayna jasiiradan masaafo 482 km u jirta dhulka Argentina.

Hadalkan ayay jeedisay xilli keliya ay saacado ka dhimanyihiin ciyaarka loogu soo baxayo kama dambeysta tartanka koobka kubadda cagta adduunka oo ay wada ciyaarayaan Ingiriiska iyo Argentina.

Dhanka kale, tababaraha xulka kubadda cagta Argentina , Lionel Scaloni ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Argentina, inay ka fogeeyaan ciyaartan murano ka dhaxeeya labada dal iyo hadallo xiisad dhalin kara.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...