Madaxweyne Cirro oo berri booqasho uga bilaabanayso Israaiil.

Sabti 12 Juun 2026 {HMC} Sida ay baahisay warbaahinta Israaiil Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo berri booqasho uga bilaabanayso Israa|l ayaa la kulmaya, Madaxweynaha Israa|l, Isaaq Herzog, Raysal wasaare Netenyaahu, wuxuu furayaa safaaradda SL ee Quddus, isaga oo siyaaranaya xarunta xasuuqii Yahuuda ee Yad Vashem.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh oo xalay ka hadlay xiriirka Soomaaliland iyo israaiil ayaa isagu ku sifeeyey mid aan jirin ama been Abuur ah.

 

Dhowr jeer ayaa looga digay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Xiriirka israaiil iyo Furista Safaarada Soomaaliland ee Magaalada Qudus taas oo ay u aqoonsadeen Xukuumada Ciro Caasimada Israaiil.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in dhaqaalo la siiyo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgallada ICE.

Axad 20 Sep 2026 {HMC} Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu doonayo in...