Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee Dagan deegaanada Puntland.

Jimco , 21 August 2026 {HMC} Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee deegaanada Puntland.

“Kulanka waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Jareerweyne, waxaana hoggaaminayey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Daqarre), oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee kusoo baxay doorashadii dimuqraadiyadda ahayd ee qof iyo cod ee Puntland”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha...