Maamulka Puntland oo beenisay in aan xoog lagu soo furanin markabkii MV Lutuf.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa beeniyay in aan xoog lagu soo furanin markabkii MV Lutuf oo u afduubnaa kooxaha Burcad badeedka Soomaalida.

Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in lacag madax-furasho ah la siiyay kooxdii burcad badeedka aheyd ee afduunka u haysatay markabka u rarnaa Turkiga.

Dhinaca kale Puntland ayaa sheegtey in ay Dowladda Turkiga kula xisaabtamidoonto duqaymihii dadka lagu dilay ee ka dhacay xeebta Gobolka Nugaal.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in dhaqaalo la siiyo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgallada ICE.

Axad 20 Sep 2026 {HMC} Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu doonayo in...