Labaatan Million oo Doollar ayaa loo fasixi doonaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Isniin 1, June 2026 {HMC} Warar aan helnay ayaa sheegaayo in $20 Million oo doollar maalinta biri ah loo fasixi doonaa Dowladda Federaalka Soomaaliya maalinta bari ah oo loogu tala-galay Abaaraha Somalia.

Lacagtan waxaa bixinaya Bankiga Aduunka,balse mucaaradka iyo dadka indha indheeya Siyaasadda Somalia ayaa welwel kaqaba in lacagtaan wado qaldan loo isticmaalo, ama jeeb qaldan ku dhacdo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...