Kuweyd oo wada-hadallo & iskaashi amni la furtay Pakistan, iyada oo danaynaysa in ay hesho difaac la mid ah midka ay Pakistan siiso Sucuudiga.

Jimce, 17 Luulyo 2026 (HMC)  Dowladda Kuweyd ayaa wada-hadallo & iskaashi amni la furtay Pakistan, iyada oo danaynaysa in ay hesho difaac la mid ah midka ay Pakistan siiso Sucuudi Careebiya; iyada oo ciidamada, diyaaradaha & nidaamyada difaac ee Pakistan ay ilaalin doonaan Kuweyd, sida ay daabacday wakaaladda Reuters.

Kuweyd & Baxrayn ayaa la dhibaatoonaya weerarrada Iiraan, iyada oo Pakistan ay si cad u difaacday Boqortooyada Sucuudi Careebiya.

Pakistan oo ah dalka keliya ee Islaam ah ee leh Nukliyeer ayaa hadda noqday mid ay difaac ka wada rabaan dalalka Carabta, iyada oo taas beddelkeedana ay Carabtu dhaqaale ahaan kabayaan Pakistaan

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...