Kooxda RSF ee ka Dagaalanto Suudaan oo taageertay Itoobiya.

Axad 4 Oct 2026 {HMC} Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula jirto jabhado kacdoon ka bilaabay Gudaha Dalkaas.

“Waxaan si buuxda u diidannahay isku day kasta oo lagu doonayo in xoog ama tallaabo hubeysan lagu beddelo nidaamka dastuuriga ah ee Itoobiya, gaar ahaan kuwa ay taageerayaan dhinacyada kasoo horjeeda horumarka, xasilloonida iyo kobaca joogtada ah ee Itoobiya.

Waxaan sidoo kale si buuxda u garab taaganahay shacabka walaalaha ah ee Itoobiya, dowladda Itoobiya iyo dhammaan hay’adaha dastuuriga ah ee matalaya sharciyadda dalka.” hogaamiyaha RSF, Mohamed Hamdan Dagalo-Hemedti

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Soomaaliya oo War ka soo saartay Shirkii Afar geesoodka ahaa ee u dhaxeeyay Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya.

El Alamein, 4 Oct 2026 {HMC} 1. Iyadoo laga jawaabayo martiqaadkii uu Mudane Cabdifataax Al-Siisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, u fidiyey Mudane Isaias...