Kenya oo albaabada isu dhufatay safaaradda Suudaanta Koonfureed.

Arbaco 12 Aog 2026 {HMC} Kenya ayaa albaabada isu dhufatay safaaradda Suudaanta Koonfureed ka dib markii ay iska bixin weydey kiradii guriga ay ka degeneyd Nairobi.

Suudaanta Koonfureed oo ka mid ah dalalka ugu da’da yar qaaradda Afrika ayaa qani ku ah shidaalka balse waxa ragaadiyey xukun isku qabsi iyo musuq maasuq xadhka goostay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...