Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka ku ee deeysayku inuu u xiran yahay Garoonka Doolow

Arbaco 17, June 2026 {HMC}Waxaa muddo ka badan sannad xiran Garoonka Diyaaradaha ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, sabab la xiriirta khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland.

War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in go’aanka Dowladda Federaalka inuu ku xiran yahay Garoonka Diyaaraha ee degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Sidoo kale, Jubbaland ayaa sheegtay in kaliya Doolow loo oggolyahay diyaaradaha Qaramada Midoobay iyo kuwa sida Gargaarka Binu aadanimada balse waxaan dagi karin Duulimaadyada wada dadka rayidka ah.

Warka ka soo yeeray Jubbaland ayaa ku soo aadaya xilli bishii April ee sannadkan 2026 uu ra’iisul wasaare Xamse ku eedeyay Maamulka Axmed Madoobe in diidan yihiin Duulimaadyada imaanaya Garoonka Diyaaradaha ee Doolow.

Si kasta, labada dhinac ayaa u muuqda in khilaafkooda saameeyay dadka rayidka ah, kuwaasi oo gaadiidka ku taga deegaannada ugu dhow si ay diyaarad u soo raacaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...