Jarmalka oo ku dhawaaq inuu baaritaan sirdoon ku oggaaday Weeraro uu Ruushka ka geystay Dalkiisa.

Talaado 1 Sep 2026 {HMC} Jarmalka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu baaritaan sirdoon ku oggaaday Ruushka inuu ka dambeeyay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo horraantii Agoosto lagu beegsaday garoonka diyaaradaha Leipzig/Halle ee ku yaalla bariga Jarmalka,sida ay werisey Reuters.

Isla maantaba, wuxuu Jarmalka qaaday tallaabooyin uu weerarkan uga jawaabayo isagoo xiray qunsuliyada uu Ruushku ku lahaa magaalada Bonn iyo xarunta dhaqanka ee Ruushku ku lahaa Berlin, iyadoo sidoo kale Jarmalku uu doonayo in Midowga Yurub uu qaado tallaabooyin dheeraad ah oo ka dhan ah Ruushka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

“Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa” Wasiirka Howlaha-guud Soomaaliya Ayuub Ismaaciil:

Khamiis ,24 Sep 2026 {HMC} Wasiirka Howlaha-guud ee Soomaaliya ahna Xildhibaan DFS ku metela Awdal, Ayuub Ismaaciil: "Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa,...