Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika & Ururka Iskaashiga Islaamka oo kahor yimid dhulka Israa’iil ay ku hayso Falastiin

Arbaco 24.June 2026 {HMCH]Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika & Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa lagu cambaareeyay dhul boobka Israa’iil ay ku hayso Falastiin.

Bayaanka ayaa lagu muujiyay in dhinacyadaan ay diidmo adag kala hortagayaan falalkaas sharciga iyo jiritaanka Falastiin ka dhanka ah ee Israa’iil ay ka waddo Dhulkeeda iyada oo awood u adeegsanaysa barakicinta Dadka.

Qoysas badan oo Falastiiniyiin ah ayaa dhowaan si awood ah looga dumiyay guryahooda, waxaana la geliyay gawaarida wax dumiya ee Israa’iil, tallaabadaasi ayaa ka dambaysay kaddib markii Yuhuudda ay damacday qaadashada dhulkaas.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa’iil.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa'iil. Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Netanyahu ayaa soo dhigay...