Itoobiya oo ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Masar ee Addis Ababa.

Khamiis 1 October 2026 {HMC}  Kaddib markii Itoobiya iyo Eritrea ay kala qaateen safaaradihii iyo ergadii ka shaqaynayay, waxay xiisadda dublumaasiyadeed u gudubtay Masar oo marka Itoobiya ay cayrisay dublumaasi sare oo dalkeeda joogay.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ay ku leedahay magaalada Addis Ababa.

Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in diblomaasiga lagu magacaabo Ahmed Moharam Ahmed Soliman loo aqoonsaday qof aan dalka laga rabin.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Sucuudiga oo Sheegay Xuutiyiinta Yemen in ay diyaaradda Drone ah la beegsadeen masaajidka Nebiga NNKHA.

Khamiis 1 October 2026 {HMC} Dowladda Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa shaaca ka qaadday in Xuutiyiinta Yemen ay diyaarad-iswadda ku beegsadeen masaajidka Nebiga NNKHA, taas...