Israaiil oo shaacisey in ay gashay heegan sare kadib weerarada iiraan ay kaga jawaabeyso duqeyntii mareykanka.

Khamiis  09 July 2026 {HMC} Israaiil oo shaacisey in ay gashay heegan sare kadib weerarada iiraan ay kaga jawaabeyso duqeyntii mareykanka uu xalay ka geystay koofurta Dalka IIraan. isha Katz

Wasiirka Difaaca Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in ciidamada dalkiisu ay “heegan ku jiraan isla markaana diyaar u yihiin dib u billaabista ololaha milatari” ee ka dhanka ah Iran.

Waxa uu intaa ku daray in haddii loo baahdo Israa’iil ay mar saddexaad weerari karto Iran. Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay inuu hadalkan ka jeediyay munaasabad ay ku qalin jabinayeen duuliyayaal cusub.

Israa’iil ayaa tan iyo bilowgii dagaalka ku lug lahayd hawlgallada ka dhanka ah Iran, iyadoo 28-kii Febraayo weerarro wadajir ah la fulisay Mareykanka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...