Israa’iil oo Eedeeyn u jeedisay madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka.

Sabti 6, June 2026 {HMC} Israa’iil ayaa ku eedeysay madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance inuu fashiliyay qorshe la doonayay inay kooxaha Kurdiyiinta ka qaybgalaan dagaalka Iiraan, iyadoo loo diyaarinayay inay weerarro dhulka ah ka fuliyaan xadduudka Iiraan, balse JD Vance ayaa qorshahan u dusiyay Erdogan,

taasoo keentay markii Trump uu ka war helay inuu Erdogan oggaaday weerarrada ay fulinayaan Kurdiyiinta inuu joojiyo, sida uu baahiyay wargeyska Israa’iil ka soo baxa ee Jerusalem Post

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...