Isimmada Puntland ee Gobolka Bari oo Soo jeediyay in dib-u-eegis lagu sameeyo Heshiiska Puntland & shirkadda DP-world.

Khamiis July 16, 2026 {HMC} Isimmada Puntland ee Gobolka Bari ayaa go’aanno ka soo saaray xaaladda ganacasiga Dakadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari oo mudooyinkan ay ka taagneed xaalad is mariwaa ah taas oo sababtay in la xiro dhamaan ganacsiga magaaladaas iyo shaqadii dakadda.

Isimmada dhaqanka Gobolka Bari ayaa soo jeediyay  go’aanno ay sheegeen in ay xal u yihiin ismariwaaga ka taagan Ganacsiga Magaalada Boosaaso.

Soo jeedinta isimada ayaa waxaa kamid ahaa in dib-u-eegis lagu sameeyo Heshiiska Puntland iyo shirkadda DP-world, islamarkaasna la joojiyo cashuur kordhinta, lana furo dekedda & suuqyada ganacsiga ee maal mahii la soo dhaafay xirnaa.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...