Ireland oo dalkeeda ka masaafurinayso 42 muwaadin oo u dhashay Koofur Afrika

     Axad ‘  21 ;June 2026 {HMC}GDalka Ireland ayaa ku dhawaaqay in uu musaafurinayo 42 muwaadin oo u dhashay Waddanka Koofur Afrika kuwaas oo si sharci darro ah ku galay dalkaasi sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Dalkaas.

Warbixin lagu daabacay Business Insider ayaa lagu sheegay in Dadkaas dib loogu celinayo Dalkooda hooyo ee Koofur Afrika lana diyaariyay dhammaan waxyaabaha muhiimka u ah howshaas lagu qaadayo.

Ireland ayaa horay u sheegtay in ay qaadayso tallaabooyin dib u celin ah oo ka dhan ah ajaanibta sida sharci darrada ah kusoo galay dalkooda sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan waaxda la dagaalanka soogalootiga ee dalkaasi.

Dalal badan oo Yurub ah ayaa ku goodiyay in ay qaadayaan tallaabooyin ka dhan ah Ajaanibta sida sharci darrada ah ku galay dalkooda kuwaas oo qaarkood waayay in ay helaan degenaashiyaha.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...