Iran oo fariin adag u dirtay Mareykanka iyo Israa’iil.

Arbaco’1/ julay; 2026 {HMC} Mohammad Baqer Qalibaf, oo ah Guddoomiyaha Golaha Wadatashiga Islaamiga ah Baarlamaanka Iiraan, isla markaana ah mas’uulka sare ee kooxda wadaxaajoodka ee Iiraan wadahadallada Mareykanka, ayaa wareysi dheer oo telefishinka laga sii daayay kaga hadlay horumarradii ugu dambeeyay, oo ay ku jiraan dhaliilaha gudaha ee maalmahan dambe sii xoogeysanayay.

 

Qayb ka mid ah wareysiga ayuu ku yiri:

 

“Meel kasta oo ay lagama maarmaan noqoto inaan dagaallanno, waan dagaallami doonnaa. Meel kasta oo aan heshiiskan is-afgaradka ku sii wadi karno wada-hadal, waan sii wadeynaa. Ogaada in sida Lubnaan ay noogu tahay xariiq cas, maamulka iyo madax-bannaanida Iiraan ee Marinka Hormuz ay yihiin arrin aan shaki ku jirin, waxaana halkaas ku sugi doonnaa amniga sida ugu wanaagsan.”

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...