Iiraan oo Xal Deg deg ah u heshay 24 sacaad gudahood buundooyinka uu Mareykanka bur buriyay.

Sabti 18 July 2026 {HMC} -Iiraan ayaa 24 sacaad gudahood xal u heshay in gaadiidka ku xannibnaa buundooyinka uu Mareykanka bu rburiyay.

Dowladda Iiraan oo sameeysay waddooyin ay maraan, taasoo meesha ka saartay saameyn kasta oo ka dhalan kartay weerarrada uu Mareykanku ku burburiyay buundooyinka.

waxaana la falay waddooyin kumeel-gaar ah oo laga dhinac sameeyay bundooyinka la burburiyay, sida ay ku warameeyso wakaaladda wararka ee Tasnim.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...