Iiraan oo war ka soo saaartay duqeeyntii uu Caawa ka geystay Mareykanka.

Khamiis, July 16, 2026 {HMC} Warbaahinta Iran ayaa xaqiijisay in qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Ahvaz, Bandar Cabbaas, Bushehr iyo Qeshm.

Valiollah Hayati, oo ah ku xigeenka madaxa amniga iyo ciidamada booliska ee gobolka Khuzestan, ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee ILNA in weerar lagu qaaday nawaaxiga magaalada Ahvaz.

Mas’uulku ma uusan bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ama cidda ka dambeysay weerarka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...