Iiraan oo ku Hanjabtay in ay Xiri doonto Marin Biyoodka Baab al-Mandab.

Talaado 2 June 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dibadda ee Faylaq Al-Qudus, Ismaaciil Qa’aani, ayaa sheegay in weerarrada Israa’iil ee ka socda Lubnaan iyo Qaza ay horseedi karaan in la xiro Marinka Baab al-Mandab, sida ay horey xiisaddu u saameysay Marinka Hormuz. Wuxuu sidoo kale ka digay in la furi karo furimo cusub oo ay ka dagaallamaan kooxaha loo yaqaan “Jabhadaha Muqaawamada” haddii dagaalku sii ballaarto.

Hadalka Qa’aaani wuxuu muujinayaa in Iiraan iyo xulafadeedu ay diyaar u yihiin inay ballaariyaan cadaadiska gobolka, iyadoo Baab al-Mandab loo arko marin istiraatiiji ah oo saameyn weyn ku leh ganacsiga iyo maraakiibta caalamka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...