Iiraan oo ku dhawaaqday in ay ka baxday wadahadallada ay kula jirtay Mareykanka.

Isniin 1 June 2026 {HMC} Waxyar ka dib markii Iiraan ay ku dhawaaqday inay ka baxday wadahadallada ay kula jirtay Mareykanka, iyadoo ku xirtay joojinta dagaalka Lubnaan, waxaa hadda soo baxay Trump, oo sheegay inuu wacay Netanyahu oo ku yiri ; “ Jooji weerarrada iyo ciidanka aad ku wadid Lubnaan.”

“Waxaan la hadlay Netanyahu, waxaana la isku raacay in aanay jirin ciidamo loo dirayo Lubnaan, sidoo kalena ciidamadii halkaas u socday loo soo celiyayo.

Sidoo kale, anigoo adeegsanaya wakiillo sare, waxaan la hadlay Xisbullah, waxayna ku heshiiyeen in la joojiyo dhammaan dagaalka, Israa’iil ma weerari doonto iyaga, iyaguna ma weerari doonaan Israa’iil

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...