Iiraan oo ku dhawaaqday in ay guul wax-ku-ool ah ka gaartay dawooyinka xanuunka kansarka.

Axad 23 Aug 2026 {HMC} Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqday in ay guul wax-ku-ool ah ka gaartay horumarinta wax-soo-saarka dawooyinka iyo tignoolajiyada casriga ah ee xanuunka kansarka.

Maaddaama ay saaran yihiin cunaqabataynno caalami ah, dalku wuxuu xoogga saaray in uu gudaha ku diyaariyo dawooyin u gaar ah oo ku dhisma tignoolajiyada unugyada yar-yar, hidde-sideyaasha, iyo dawooyinka kale oo ay ku jiraan Radiopharmaceuticals, kuwaa oo si toos ah u beegsada unugyada kansarka, iyada oo aan waxyeello loo geysan unugyada fiyow.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha...