Jimco 23 Oct 2026 {HMC}Â Iiraan ayaa dhex dhexaadiyayaasha la wadaagtay, haddii uu Mareykanku dib u billaabo dagaalka inaysan markaa Iiraan uga jawaabi doonin weerarro ka dhaca saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe ee ay weerarri doonto goobaha shidaalka, xarun kasta oo istaraatiji ah iyo xataa goobaha muhiimka ah ee kaabayaasha dhaqaalaha iyo bulshada ee dalalka Khaliijka iyo dalalka kale ee Mareykanku xiriirka la leeyahay ee Bariga Dhexe,sida uu baahiyay wargeyska Wall Street Journal oo sheegay inay Iiraan haysato kayd gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

