Iiraan iyo Cumaan oo heshiis ku gaaray in ay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo baxa marin-biyoodka Hormuz.

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Iiraan iyo Cumaan ayaa maanta heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan.

Lama soo bandhigin faahfaahinta heshiiska, sidoo kale dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska la sheegay in laga gaaray marinka Hormuz , oo dhigaya maraakiibta adeegsanayana in laga qaadayo lacag ay qaybsanayaan Iiraan iyo Cumaan.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo...