Iiraan ayaa kor dhisay weerarrada xulufada Mareykanka iyo gantaaladeeda oo la qabtay

Qamiis 16, July 2026 {HMC}Wakaaladda wararka ee Petra ee Urdun, oo soo xiganaysa ciidamada qalabka sida ee dalkaas, ayaa sheegtay in siddeed gantaal oo Iiraan ay ku ridday Urdun la qabtay lana burburiyey.

 

Wakaaladdu waxay soo xigatay ilo ka tirsan militariga oo sheegay in qabashada gantaalladaasi aysan sababin wax dhimasho ah ama khasaare hantiyeed.

Horey, militariga Iiraan ayaa sheegay inay adeegsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay u beegsadaan nidaamyada isgaarsiinta, xarun raadaar oo joogto ah, iyo bakhaarro shidaal oo ay leeyihiin ciidamada Mareykanka oo ku yaalla saldhigga cirka ee Al-Azraq ee dalka Urdun.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha

Talaado 8, Sep 2026 {HMC} Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla...