Horjooge sare oo ka tirsan AS ayaa lagu dilay Sh/hoose.

Isniin 8, June 2026 {HMC}  Hayada Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ee NISA ayaa qoraal ka soo baxay ayaa lagu sheegay in horjooge sare oo ka tirsan AS ay ku dileen Shabeellada hoose.

Horjoogahaan ayaa lagu sheegay in uu ka bad baaday duqeymo dhowr ah oo laga sameeyay Gobolada Dalka balse ugu dambayn lagu dilay duqeyn laga sameeyay Shabeellada hoose.

NISA ma aysan sheegin goobta saxda ah ee duqeynta laga sameeyay iyo magaca horjoogaha la dilay hayeeshee qoraalka ayaa lagu sheegay in dib laga soo sheegi doono xogta oo dhammaystiran.

Qoraalka NISA ayaa u qornaa: ” Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal gaar ah oo lagu dilay Horjooge sare oo ka tirsan Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose. Horjoogahan ayaa hore uga badbaaday seddex howlgal oo loo qorsheeyay in lagu soo afjaro

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Koofur galbeed oo Howlgal Khasaare Gaarsiiyay Kooxda AS ka Fuliyay Deegaanka Koy’iaan.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC} Wasaaradda Amniga KGS oo Qoraal ka Soo Saartay Howlgal Ciidamada Daraawiishtu ka Fuliyeen Deegaanka Koy’iaan ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada...