FBI-da Mareykanka oo billaabaysa baaritaanno lagu oggaanaayo hantida Kenya ay ku leeyihiin Soomaalida Mareykanka.

Axad 31, May 2026 {HMC} Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa billaabaysa baaritaanno lagu oggaanayo hantida ma-guurtada ah ee Kenya ay ku leeyihiin shaqsiyaadka Soomaalida ah ee lala xiriirinayo inay ku lug leeyihiin lacagaha maqan ee barnaamijyada taageerrada dadweynaha Mareykanka oo lagu soo eedeyay Soomaali ku sugan gobolka Minnesota.

Goobaha baaritaannada u horreeya ay ka dhacayaan, waxaa ka mid ah guryo lacag badan ku fadhiya oo ku yaal degmada Kileleshwa ee magaalada Nairobi, oo ka mid ah goobaha ay maalgashiga guryaha ka wadaan ganacsato Soomaali ah, iyadoo guryahaa qaar lala xiriirinayo mid ka mid ah shaqsiyaadka loo xiray inuu lunsaday dhaqaalaha qaybta ka ahaa barnaamijyada taageerrada dadweynaha Mareykanka,

Waxaa hadda la arkayaa baaritaannada ka dhacaya Magaalada Nairobi iyo meelaha kale ee ay maalgashiga ka wadaan Soomaalida inuu saameyn ku yeelan karo shirkadaha iyo ganacsatada Soomaalida.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha...