Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Aqoonsiga Dowladda Kolombiya ay siisey Madax-bannaanida Israa’iil.

Arbaco 12 Aog 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysaa Aqoonsiga Dowladda Kolombiya ay siisey Madax-bannaanida Israa’iil ee buuraleyda Golan.

“Aqoonsi kasta oo noocaas ah waa mid aan waxba ka jirin, wuxuuna ka hor imaanayaa sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay, buuraleyda Golan waa dhul Suuriyaan ah oo la haysto…” — Wasaaradda Arrimaha-dibedda DFS.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...