Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay qaaday tallaabo taariikhi ah.

Jumce, 26 Juun 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaaday tallaabo taariikhi ah iyadoo ku biirtay 15 heshiis, baratakool iyo lifaaq-sharciyeed caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha.

Go’aankan ayaa DFS sheegtay in uu xoojinaya doorka Soomaaliya ee nidaamka sharciyeed ee badaha caalamka, kor u qaadaya badqabka iyo amniga badda, isla markaana fure u noqonaya soo jiidashada maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha buluugga ah. Tani ay dowladda ku sheegtay in ay ka dhigan tahay horumar weyn oo lagu casriyeynayo maamulka iyo sharciyada badaha dalka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...