Donald Trump ayaa sheegay in aanay weli xirmin albaabka wadahadalka ee Iiraan

Sabti 25 July, 2026 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in aanay weli xirmin albaabka wadahadalka ee Iiraan isaga oo difaacay weerarrada ka dhanka ah Tehran ee sii socda.

Donald Trump ayaa sheegay in marweliba ay jirto rajada in wadahadal lagu soo afjaro colaadda Bariga dhexe balse waxa uu iska indhatiray in la joojiyo duqaymaha ka dhanka ah Iiraan.

Hoggaamiyaha Maraykanka oo ah nin kala hadlaya inta badan waxa uu hadalkiisa dbaliyay falcelin xooggan maadaama uu og yahay in xalku yahay wadaxaajood isla markaana uu indhaha ka laabanayo xaqiiqada.

Sidaan kale horay waxaa Warbaahinta u sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Abbas Araghchi balse dagaalka socda waxa uu ku sifeeyay mid dhankooda isku difaacayaan oo aanay jirin cid ay duullaan ku yihiin.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...